Qaran Explained

Qaran
English Title:Nation
Prefix:National
Country:Ogadenia (in Ethiopia)
Author:The Defense Group
Lyrics Date:unknown
Composer:unknown
Music Date:unknown
Adopted:unknown

Qaran ("Nation") is the national anthem of Ogadenia, a country proposed by the ONLF. It is sung in Somali. The previous national anthem of Ogadenia was Abab.

Lyrics

Qaran

Afar magac ku caanow

Casaan iyo cagaarow

Xidigtii cadatd iyo buluugow

Ummad waliba caado iyo dhaqan iyo

Carro iyo degaan iyo

Summad lagu cadeediyo

Cuud baa u gooni ah

Cirifka geeska afrikow

Caynankii Soomaalow

Gacalkii curadadow

Calan dhiig ma daayow

Kaan ku caafimadee

Cudurka iga daweeyow

Cadadkii quraankiyo

Duco lagu cashariyow

Calankii dalkaygow

Calankaygii dadkaygow

Cirka sare ka walaclee

Cirka sare ka walaclee

Cirka sare ka walaclee

Cirka sare ka walaclee

Unofficial English translation

Nation

The famous four parts

The red and the green

The white star and the blue

Every society has a culture and a tradition and

An environment and a land and

Idiosyncrasies

A unique livelihood

The Horn of Africa

The Somali identity

The dear flag of the youth

No flag without bloodshed

The flag that healed me

Cured me of my illness

The chapters of the holy Quran

Gave it its blessing

The flag of my nation

The flag of my people

Shall forever fly above the land

Shall forever fly above the land

Shall forever fly above the land

Shall forever fly above the land